Silsiladda Xulka Suugaanta Soomaalida: Qeybta 1 (Somali Edition)

(8)
Silsiladda Xulka Suugaanta Soomaalida: Qeybta 1 (Somali Edition) image
ISBN-10:

1912411180

ISBN-13:

9781912411184

Released: Feb 29, 2020
Publisher: Looh Press Ltd
Format: Paperback, 278 pages

Description:

Buuggan ku hor-yaal (Qaybta 1d) iyo kuwa la eyniga ah ee xigaaba waxay xanbaarsan yihiin qoraallo silsilad ah oo kala duwan, hase ahaatee, ku wada saabsan suugaantii hore ee Soomaaliyeed qaybo ka mid ah, hadday tix ahayd iyo hadday tiraab-faneed ahaydba. Dhammaan waxay ku salaysan yihiin barnaamijyo Dhaqanka iyo Hiddaha Soomaalida aan kaga faalloon jirey, kana baxay idaacadaha Afsoomaaliga ku hadla qaarkood sida Raadyo Muqdisho, Raadyo Hargeysa, Laanta Afsoomaaliga ee BBCda iyo, ugu dambaysta, Laanta Afsoomaaliga ee Codka Maraykanka, magaceedana Voa lagu soo gaabiyo. Barnaamijyadan oo weli ‘Voa’da laga baahiyaayi waxay soo jiitamayeen muddo 40-gu’-ku-dhowaad ah, laga soo bilaabo sannadkii 1979kii.
Dhegeysteyaal faro badan oo kala da’ iyo kala degaan ah, in badanna ku taxnaa ayaa barnaamijyadaas jeclaystay; kuwaas oo qaarkood ay igula taliyeen inaan u rogo buugaag isxiga oo la daabaco, lana faafiyo, si Soomaalida iyo Afsoomaaliguba ay, timaaddada, wax uga dheefaan. Aniguna kama diidine, waan ka yeelay. Badanaa, gabayada, geeraarrada iyo masafooyinka qoraalladaan ku xusani ma dhammaystirna. Waa tusaaleyaal aan ka soo dhanbashay gabaygii ama geeraarkii weynaa ee, asal ahaan, ay ka midka ahaayeen.
Ha yeeshee, waxaan isku dayey akhristaha inaan farta ugu fiiqo buugga, iyaga oo dhammaystiran, ay markoodii horeba ku soo baxeen, haddiiba buug ay ku soo baxeeni uu jiro. Sidaas oo kale. waxaan isku dayey inaan sharax dheeraad ah ka bixiyo (footnotes) erayada aan is’iri in la laqbeeyo ayay u baahan yihiin; taasina, siday ila tahay, waxay akhristaha ka kaalmayn doontaa garashada dulucda dhabta ah ee maansoyahan-hebel uu u dan lahaa. Ugu dambaysta, waxaan diyaar u ahay inaan laab furan ku dhegeysto wixii dhalliil ah ama sixid ah oo akhristeyaashu ay ii soo jeediyaan.

Best prices to buy, sell, or rent ISBN 9781912411184




Frequently Asked Questions about Silsiladda Xulka Suugaanta Soomaalida: Qeybta 1 (Somali Edition)

You can buy the Silsiladda Xulka Suugaanta Soomaalida: Qeybta 1 (Somali Edition) book at one of 20+ online bookstores with BookScouter, the website that helps find the best deal across the web. Currently, the best offer comes from and is $ for the .

If you’re interested in selling back the Silsiladda Xulka Suugaanta Soomaalida: Qeybta 1 (Somali Edition) book, you can always look up BookScouter for the best deal. BookScouter checks 30+ buyback vendors with a single search and gives you actual information on buyback pricing instantly.

As for the Silsiladda Xulka Suugaanta Soomaalida: Qeybta 1 (Somali Edition) book, the best buyback offer comes from and is $ for the book in good condition.

The Silsiladda Xulka Suugaanta Soomaalida: Qeybta 1 (Somali Edition) book is in very low demand now as the rank for the book is 3,932,484 at the moment. A rank of 1,000,000 means the last copy sold approximately a month ago.

Not enough insights yet.